Home

Join the Learning Revolution Somali Skill Awaits You!

somaliskill

Maanta Bilow Dhisida
Mustaqbalkaada.

Bilow Dhisida Noloshaada , Halkaan Waxaan Kugu Soo Diyaarinay Courses badan Kuwaasoo ah , Xirfadooyinka Maanta Caalamka loogu baahi badan yahay , Kuwaasoo Dhamaantooda ahi wada free Aad Si Bilaash Ku Baran doontid , Hadaba Bilow Maanta Dhisida Mustaqbaalka.

Online Course

waxaad Heli Doontaa Courses badan Oo Free ah.

Become Instructor

Hadii Aad Tahay Qof Yaqaan Xirfadaha Online-ka Waxaad Heestaa Jaanis Weyn Aad Aqoontaada Kusoo Gudbin kareysid Halkaan.

Support 24/7

Waxaan Diyaar kugula nahay caawinaad joogto ah xili waliba.

Web Design

waxaan diyaar kula nahay inaan ku dhisno website waliboo aad jeceshahay 

Our Popular Courses.

What Our Students Say

Run ahaantii Aad Baan ugu Riyaaqey website-kaan Wuxuuna Iga Haqabtirey Course-yaal badan Oo Aan Aad Ugu Baahnaa thanks

somaliskill
Mukhtar Ali

Mudo badan Waxaan weysanaa Meel aan Ka Helo Course-yadaan Camal oo free ah runtii aad Baad U Mahadsan tihiin

somaliskill
Sumayo

Runtii Lacag badan oo iga Bixi laheed Inaan Course ku iibsado Ayaa ii Baaqatey , Noolaada Somali Skill

somaliskill
Abdikhadir

Subscribe our newsletter

You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.